Subscribe Us

Sirta ku qarsan Bisbaaska Rag Iyo Dumar




Bisbaaska waa nuuc ka md ah qudaarka ama miraha dhulka ka baxo waxana laga hela noocyo kala duwan ee nafaqada iyo macdanta kala duwan

oo qarkod hadii jirka bini adanka laga waayo xaalad halis ah gali kara inkastoo hadii aa iska badiso oo aad dhafto xadka looga tala galay oo dhibato cafiimad kuu keni  karo .

Bisbaaska waxa ku jira noocyo kala duwan oo nafaqo ah balse waxa yaabaha oo qaniga ku yahay waxaa ka mid vitamins ka kala :-

  1. Vitamin A
  2. Vitamin C
  3. Vitamin K
  4. Vitamin E
  5. Vitamin B6
  6. Vitamin complox
Sido kale Bisbaaska waxa ku jira noocyo kale oo macdan ah sida:-
  1. Magnisium
  2. Phosphate
  3. Potassium
  4. Iron



Dhamantood  waxee muhim u yihin cafimadka jirka oo hadi mid  kod laaga waayo qofka xalad cafimad gali karo .

Sido kale Bisbaaska waxa ka hortaga xanuunada kansarka iyo macaanka (sokorta) .

Bisbaaska wax sido kale ku jira maado xanuunka yareesa oo loo yaqan kabsesan (capsaicin) .

Sido kale Bisbaaska waxa uu siyaadiya ama xoojiya difaaca jirka sababto ah waxaa ku badan Vitamin c
oo qeyb lixaad leh ka qaata xoojinta jirka .

Sido kale Bisbaaska waxa uu la dagaalama xanunad infectionka  gar ahaan xanuunada ku dhaca sambabada iyo neef mareenka.
 
Tan ugu weyn ee inta badan laga falooda ayaa ah in Bisbaaska o yareeyo miisanka qofka 
sababtu waxa eh tahy bisbaaska waxaa ku jira maadada looyaqana kabsaysin (capsaicin).


Dalalka ugu badan ee Bisbaaska isticmaalo waxa kamid ah:-


  1. Thailand
  2. Malaysia
  3. Korea
  4. Jamaica
  5. India
  6. China
  7. Ethiopia



Post a Comment

0 Comments